Cilmi Baaris Ku saabsan Abaaraha iyo Maarayntooda Oo lagu soo Bandhigay Jaamacadda Badda Cas Ee Boosaso

Published: March 27, 2017

Cilmi baaristaan ayaa kusaabsanayd ´`Abaaraha Soonoqnoqonaya Iyo sidii loomaarayn lahaa””. waxan iska kaa shanayay Jamaacda Badda Cas iyo Jaamacadda Muqdisho.

Waxaana kasooqaybgalay bandhigaan Maamulka Jaamacadda, Macallimiinta, Ardayda iyo Marti sharaf kale.
Waxaa soo bandhigay cilmi baaristaan Ustaad Mustafe Abdullahi Fayruus oo ah Agaasimaha Mac-hadka Daraasaadka Soomaliya ee Jaamacadda Muqdisho.

Gabagabadii ayaa ka soo Qabgalayashii waxa ay soo jeediyeen talooyin ku saabsan Abaarahan so noqon Noqonaya sida loga hor tagi karo

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *