Jubaland oo soo dhaweysey go’aanka Galmudug iyo Hirshabelle

Published: April 27, 2021

Dowlad goboleedka Jubaland waxay soo dhaweysey mowqifka Galmudug iyo Hirshabelle ay ka qaateen muddo kordhinta iyo arrimaha doorashada.

Sidoo kale Jubaland ayaa bogaadisey mowqifka Raysalwasaare Rooble ku taageeray war murtiyeedkii Dowlad goboleedyadu ay uga soo horjeesteen muddo kororsiga, kuna baaqey in uu dalka doorasho ka qabanaayo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *