Published: February 13, 2022
Shir ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan Baarlamaanka Dowlada Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho ka dhacda deegaandoorashada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland iyo caqabadaha hor taagan.

