Karaash Oo Shir Gudoomiyey Shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Puntland – SAWIRO

Published: October 22, 2020

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta shir gudoomiyey shirka khamiislaha ee golaha wasiirada dowladda Puntland oo ka dhacay madaxtooyada Garoowe.

Shirka ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha horumarinta Puntland iyo xaaladda Covid19 ee deegaanada Puntland.

Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne kuxigeenku gudoomiyey shirka khamiislaha isagoo uu Madaxweyne Saciid Deni ku sugan yahay gudaha dalka gaar ahaan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *