7 July, 2020
Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda federaalka ee Somaliya ayaa shaacisay in 9 kiis oo cusub oo cudurka…
Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda federaalka ee Somaliya ayaa shaacisay in 9 kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus laga helay Somaliya
Wasaaradu waxay sheegtay in kiisaska cusub ee Coronavirus laga helay degaamada ay maamulaan Somaliland, Jubbaland iyo Puntland. Wasaaradu waxay sheegtay in dadka laga helay cudurka ay 7 yihiin rag halka labo qof ay yihiin dumar
> Somaliland: 3
> Jubbaland: 3
> Puntland: 3
Guud tirada dadka laga helay cudurka Coronavirus ee Somaliya ayaa kor u dhaaftay Saddex kun oo qof, halka tirada dadka u dhintayna ay gaadhayaan 92 qof
HORSEEDMEDIA