Kiisaska cudurka Covid-19 ee Puntland oo siyaaday.

Published: May 4, 2020

Siddeed xaadood oo cusub oo la xiriira cudurka COVID19 ayaa laga heley deegaanada Puntland, waxaa ka bogsaday 1 qof oo lagu sheegay in uu yahay xaaska qofkii ugu horeeyay ee Cudurka laga helay.

Wadarta guud ee dadka qaba Carona-Virus Puntland ayaa gaadhay 38 ruux. Dawlada Puntland ayaa sheegay in shacabka looga baahan-yahay qaadashada fariimaha Caafimaadka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *