3 May, 2020
Wasaarada Caafimaadka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in Kiisaska…
Wasaarada Caafimaadka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in Kiisaska cudurka Covid-19 uu siyaaday.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in 32 kamid ah bukaannda la xaqiijiyay ay rag 19-na haween.
37 kamid ah bukaannada cusub waxaa laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir, 12 Puntiland, labana Galmudug.
Tirada xaaladaha COVID-19 ee xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan gelisay ayaa gaartay 722, waxaa bogsootay 44 Ruux. 32 ruux oo kale ayaa u geeriyooday.