Published: February 22, 2022
Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa lagu dilay Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo Jubbaland u tagay kulan diimeed.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/02/Shiikh-Cabdinaasir-Xaaji-Axmed.jpg)
Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid gaariga loogu rakibay shiikha, iyadoo laamaha amaanka aysan weli war kasoo saarin faah faahinta qaraxan.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/02/Car-explosion-Kismayu-22022022.png)
Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo kamid ahaa culimada Soomaalida, ayaa fadhigiisu waxaa uu ahaa magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.