Published: April 20, 2022
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud ee doorashada dalka.
Qoraal Guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 20-bishan la qaban doono Diinwaangelinta Qabashada arajida iyo lacag shubista Musharaxiinta, 21-Abriil la qaban doono Doorashada kursigan.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/KGS-doorashada-Kursiga154-508x720.jpg)