Kulan looga hadlayo Arimaha Amaanka Hir-shabeele oo ka furmay Magaalada Jowhar.

Published: March 26, 2020

Magaaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabele waxaa maanta si rasmi ah ugu daah-furmay shir ay isugu yimaadeed Madaxda Maamulka Hirshabele, Saraakiisha Ciidamada Amaanka, Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka iyo Masuuliyiin kale, waxaana diirada lagu saaray Arimaha Amaanka Maamulka Hir-shabeele.

Madaxweynaha Hirshabel Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah u daah-furay, waxa uu ka sheekeeyay ahmiyada ay leedaha xoojinta Amaanka deegaanada Hir-shabeele, sidii loola dagaalami lahaa Alshabaab loogana xorayn lahaa deegaanada Hir-shabeele ee ay haystaaan.

Shirkaan oo ahaa mid heerkiisu sareeyo, ayaa dhanka aklena ahaa markii koowaad oo sidaan oo kale masuuliyiinta hir-shabeele ay amaanka deegaanadaas dib u fiiriyaan.

Horseed Media,2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *