Labo Askari oo Maraykayn ah oo Lagu Dilay Afganistaan

Published: February 9, 2020


Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in Labo askari lagaga dilay wadanka Afganistan, Lix kalena dhaawacyo ay soo gaareen ka dib markii uu rasaas ku furay askari ka tirsan ciidamada Afganistan.

Falkan lagu dilay askarta ayaa ka dhacay gobolka Nangarhar, halkaasi oo uu ka socdo howlgal ay si wadajir u fulinayaa ciidamada Maraykanka iyo kuwa Afghanistaan

” weli Waxaaun ururinaynaa xogta ku sababtay waxaa sababay ama ku kalifay askarigaas uu weeraro ciidamada maraykanka” sidaas waxaa yiri Colonel Sonny Leggett, afhayeenka ciidamada Maraykanka ee Afganistan

Mubariz Khadem oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Afganistan ayaa dhacdada ku sheegay inay ahayd isku dhac dhexmaray ciidamada Maraykanka iyo kuwa afganistan.

Between 12,000 and 13,000 US troops are currently serving in Afghanistan fighting terrorist groups and assisting local forces in the country.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *