Liiska Xildhibaanada Degmooyinka Puntland oo la shaaciyey

Published: June 3, 2023

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta ansixiyay Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.

Gudiga ayaa ku dhawaaqay natijada doorashada iyo ururadu siday ukala heleen.

BARI

SANAAG

HAYLAAN

KARKAAR

GARDAFUU

NUGAAL

MUDUG