18 September, 2020
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.
War saxaafadeed kasoo baxay madasha ayaa loogu madaxda heer federaal iyo maamul goboleed in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka lana sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka isla markaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku metelaya gobolada waqooyi ee dalka.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media
Ma jiraan Xisbiyo Qaran, waa qaaqlayaal urursaday caruur beelahooda ah.