Madasha Xisbiyada Qaran oo soo saartay Mowqifkeeda Doorashoyinka Qaran.

Published: April 4, 2020

Madasha Xisbiyada Qaran ay ku midaysan-yihii ayaa warsaxafadeed ay soo saartay kana kooban 14 qodob waxaa loogaga hadlay mowqifka madasha ee qabashada doorashooyinka qaran.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaabinayso habsami u socodka doorashada waxaana lagu cadeeyay talooyin ku aadan qabashada doorashada qaran ee la qorsheeyay in dhamaadka sanadkan ama horaanta sanadka soo socda ay ka dhacdo Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *