© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Madaxweynaha Galmudug iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula yeeshay Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga Galmudug iyo Doorashada.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka mahadceliyay taageerada beesha caalamka ee kusaabsab doorashooyinka dalka.

Horseed Media