Madaxweynaha Hirshabeele oo u hambalyeey Madaxweynaha Galmudug.

Published: February 2, 2020

Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayuu ugu hambalyeey amadaxweynaha Cusub ee loo doortay Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo maanta doorasho ka dhacday Galmudug lagu doortay.

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay  in dowlad goboleedka Hirshabeelle ay si dhow ula socotay geeddi socodka lagu dhisayay dowladdi labaad ee Galmudug, maadaama ay yihiin deris ay isaga maarmin wax badan sida Amniga, Ganacsiga iyo wada noolaanshaha.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *