Madaxweynaha Jubaland oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee DDSI.

Published: August 23, 2018

Axmed Maxamed Islaan Madoobe Madaxweynaha Jubaland ayaa hamblayo u diray madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka soomaalida Ethopia Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) , Madaxweyne Maxamed Islaam oo khadka taleefoonka kula hadlay Mustaf ayaa ugu hambalyeeye xilka cusub ee lo magacaabay sidoo kale waxa uu rabi uga baryay in uu xilka u fudaydiyo.

Axmed Maxamed Islaam ayaa ka mid ahaa madaxda soomaalida ee aadka isugu taxalujiyay sidii xal waara loogu heli lahaa xaaladii kacsanaynd ee ka taagnayd dhulka soomaalida Itoobiya, Mustaf Cagjar oo u shaqayn jiray Qaramada midoobay ayaa ka mid ahaa dadka sida adag u dhaliilsanaaa hogaamintii madaxweynihii hore ee Cabdi maxamed Cumar.

 

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *