Published: October 21, 2020
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/09/laftagareen-1080x720.jpg)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta ee maamulkaasi.
Aadan Xareed Cumar ayaa loo magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli ku mashquulsan dhismaha ciidamo u gaar ah maamulkaasi oo weeraro joogto ah kala kulma kooxda Al Shabaab oo weli gacanta ku heysa in badan oo kamid ah Sadexda gobal ee uu maamulkaasi ka kooban yahay.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2020/10/Koonfurgalbeed-Taliyaha-HawlgelintaDarawiishta-Okt2020-509x720.jpg)
Horseed Media