Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay gudoomiyaha Midowga Afrika

Published: March 18, 2017

Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha dolwadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamad, kadib markii uubooqasho ku yimid Muqdisho.

Mr Moussa Fakiayaa waxaa uu tacsi u diray ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku dhintay dagaalka Soomaaliy ee ay kula jiraan maleeshiyada shabaab .

Sidoo kale guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Fakiayaa madaxqweynaha Soomaaliya uga hambalyeeyay doorashadii Soomaaliya ee ku dhacday sida nabad gelyada leh ee uu isaga ku guuleystay.

Ugu dambeen guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Fak ayaa kulan la qaatay Saraakiisha AMISOM ee jooga Soomaaliya iyo saraakiisha dhinaca amniga ee Soomaaliya oo ay ku jiraan wasiirada gaashaandhigga iyo amniga Soomaaliya.

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *