Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday Gaalkacyo oo lagu…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday Gaalkacyo oo lagu xusayay aas’aaskii Puntland ayaa ka hadlay go’aankii xukuumadda xilka sii-heysa ay ku ansixisay golaha adeegga garsoorka iyo hay’adda batroolka.
Madaxweyne Deni ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada ay qaadeen xukuumadda xilka sii-heysa, maadaama aysan sharciyad u heysan inay gaaraan go’aano masiiri ah, Puntland aysan aqoonsayn doonin golayaashaas.
Beesha caalamka ayuu uga digay inaysan iibsan khayraadka Soomaaliya oo dadkii lahaa ku heshiin.
” Caalamka waxaan u sheegayaa hantida dadka Soomaaliyeed iyadoo heshiis ku ahayn cidii gadata iyadaa masuul ka ah” ayuu madaxweyne Deni
VIDEO
SAWIRO