Published: January 8, 2020
Wafti uu hoggaaminayo safiirka wadanka Finland u qaabilsan Soomaaliya Erik Lundberg ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Safiirka iyo waftigiisa waxaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.
Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee Soomaaliya, si gaar ah Puntland iyo mashaariicda horumarineed ee Dowladda Finland ka taageerto, sida arrimaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhallinyarada.
HORSEEDMEDIA