Madaxweyne Deni Oo Ka Degay Cadaado

Published: February 2, 2021

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado, isagoo kadib safar dhulka ah uga sii gudbay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Madaxweyne Deni ayaa xaalad amni darro uga dagi waayey Dhuusamareeb kadib markii xalay weerar hoobiyayaal loo adeegsaday uu ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Puntland ayaa halkaas kaga qaybgalaya  shirka wadatashiga madaxda dowlada federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah oo maanta ka furmaya magaalada Dhuusamareeb.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *