10 March, 2024
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shaaciyey liiska wasiir kuxigeenka iyo wasiiru-dowlayaasha ee kamid…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shaaciyey liiska wasiir kuxigeenka iyo wasiiru-dowlayaasha ee kamid noqonayaa xukuumadda cusub.
Hoos ka akhriso:
Xubnaha Wasiiradda: –
- Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.
- Waxaa Ibraahin Cartan Ismaaciil loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR.
- Waxaa Cabdi Faarax Juxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.
- Waxaa Maxamed Faarax Maxamuud loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda.
- Waxaa Daa’uud Maxamed Cumar loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.
- Waxaa Fu’aad Abshir Axmed (Adeer) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
- Waxaa Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.
- Waxaa Faarax Cawad Jaamac loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.
- Waxaa Shaakir Maxamed Guuleed loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.
- Waxaa Cabdullaahi Bile Nuur loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
- Waxaa Maryan Axmed Cali loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.
- Waxaa Maxamuud Caydiid Dirir loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.
- Waxaa Axmed Shire Siciid loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.
- Waxaa Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
- Waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroowe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.
- Waxaa Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Waxaa Cabdiraxman Axmed Cabdulle loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Waxaa Liibaan Muuse Cismaan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.
- Waxaa Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.
- Waxaa Maxamed Cabdiqaadir Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
- Waxaa Hodan Siciid Xasan loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Xubnaha Wasiir Ku-xigeennada: –
- Waxaa Maryan Cismaan Axmed (Fangase) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.
- Waxaa Maxamed Axmed Qaxiye loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR.
- Waxaa Cabdiraxmaan Khaliif Faarax loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.
- Waxaa Eng. Cabdilaahi Ismaaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda.
- Waxaa Axmed Maxamed Bulxanloo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dekhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.
- Waxaa Eng. Maxamed Xasan Ibraahin loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.
- Waxaa Maxamed Diiiriye Gama’diid loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
- Waxaa Dr. Cabdirashiid Xaaji Jaamac loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.
- Waxaa Cabduqaadir Maxamed Gaylan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.
- Waxaa Faarax Cali Cabdi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.
- Waxaa Cabdirashiid Sheikh Cali (Dhagasayn) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
- Waxaa Siciido Xuseen Cali loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.
- Waxaa Yacquub Maxamed Caddala loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.
- Waxaa Cabdikariin Maxamed Xasan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.
- Waxaa Dr. Axmed Cartan Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
- Waxaa Ayuub Cali Axmed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.
- Waxaa Maxamuud Maxamed Cali (gabax) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Waxaa Faarax Jaamac Boos loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Waxaa Siciid Salaad Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.
- Waxaa Maxamed Siciid Qaloombi oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.
- Waxaa Faa’isa Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
- Waxaa Siciid Saalax Seed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha: –
- Waxaa Cabddul Cali Warasme loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.
- Waxaa Kayse Cabdi Yuusuf loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR.
- Waxaa Yuusuf Maxamed Wacayns Dhedo loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.
- Waxaa Maxamuud Sheikh Ciid Muuse loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.
- Waxaa Faarax Maxamuud Aw- Cismaan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.
- Waxaa Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
- Waxaa Axmed Sheikh Faarax Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.
- Waxaa Maxamed Siciid Xasan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.
- Waxaa Siciid Maxamed Warsame Awaare loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
- Waxaa Cabdinaasir Axmed Aadan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
- Waxaa Siciid Maxamed Raage loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Waxaa Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.
- Waxaa Cabduqaadir Jaamac Cali Afrax loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
- Waxaa Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.
Horseed Media
.