Madaxweyne Deni oo qaabilay wafuuda Beesha Caalamka

Published: January 25, 2024

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay wakiilka Ergayga ah ee Qaramada mdoobay ee Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ka qeybgalaaya xaflada Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland.

Wafdigan balaaran ayaa ka koobnaa safiirada caalamka u jooga Soomaaliya kuwaasi oo Puntland ugu hambalyeeyey natiijada doorashada Madaxweynaha, kuxigeenka iyo Baarlamaanka cusub.

Horseed Media