Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Galmudug

Published: December 14, 2020

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Casho sharaftaan oo ka qabsoomtay Villa Somaliya ayaa waxaa ka soo qayb galay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra’iisul wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee barlamaanka Galmudug Cabdullaahi Xirsi Maxamed, guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamaanka Galmudug marwo Faadumo Cabdi Cali iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Maxamed.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *