Madaxweyne Farmaajo oo u hanbalyeeyey Abiy Ahmed

Published: October 12, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Raisal Wasaaraha Dalka Ethopia Abiy Ahmed, Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay in Abiy uu u qalmay Abaalmarintaan Sanadka.

ÔÇ£Waxaan u hambalyeynayaa RaÔÇÖiisul Wasaaraga Itoobiya Abiy Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalma in uu ku guuleysto,kadib iskaashigii uu ka sameeyey wadamada Gobolka ayuu yiriÔÇØ ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *