Madaxweyne Farmaano oo u dhoofay Dalka Eritrea.

Published: January 10, 2020

Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u safray Magaalada Asmara ee Caasimada Dalka Eritrea.

War lagu baahiya Bogga Villa Somalia ayaa lagu sheegay in ujeedadad socdaalka ee Madaxweyne Farmaajo ay tahay wada hadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Madaxweynaha ayaa la kulmo doona dhigiisa Dalka Eriteriya Mudane Isaias Afwerki.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *