Published: September 13, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan, Isagoo Xilkaas ka qaaday Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.
Hoos ka akhriso:

Horseed Media