Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Qatar

Published: September 8, 2024

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Ali Dahir Eid,ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi.

Labada Masul ayaa kawada hadlay dardargalinta Mashaaricda Qatar ay ka waddo Galmudug gaar ahaan arrimaha Waxbarashada,Caafimadka ,biyaha iyo Korontada iyo Tayaynta Lamaha Amniga Galmudug.

Horseed Media