Madaxweyne Qoor-qoor Oo La Kulmay Ergeyga Gaarka ah Ee Xoghayaha Guud Ee QM

Published: July 15, 2023
Shares8

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay.

Madaxweynaha iyo wafdiga Qaramada midoobay ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, heshiiskii Madasha, arrimaha doorashooyinka, la dagaalanka argagaxisada iyo sidoo kale arrimaha xasilinta.

Horseed Media