Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo Garoowe lagu soo dhaweeyay.

Published: March 7, 2020

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sanad iyo bil ka dib markii ugu horaysay dib ugu soo laabta Magaalada garoowe ee caasimadda Puntland, Gaas ayaa ka qayb-galaya shirka wada-tashigga Puntland ee Madaxweyne Deni ku dhawaaqay.

Gaas waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Shacab. intaas ka dib waxa uu u gudbay Aqalka Madaxtooyadda oo uu isagana kusoo dhaweeyay Madaxeynha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *