Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021, Wuxuu sheegay in doorashooyinkii ka dhacay maamul goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ay wareegii koowaad kusoo baxeen Musharaxiin ka socday dhanka dowladda federaalka.
“Doorashadii waa diyaar Madaxda Maamul-goboleedyadu wareeggii kowaad ayey kusoo wada baxeen ee Sannadkaan yaan loo qiimo la’aan 2020 waa xilligii wareegga 1-aad”.
Mahdi Guuleed
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa hadalkan ka sheeagy munaasabadii daah-furka manhajka Qaranka oo lagu qabtay Tiyaatarka , isla markaana ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin kala duwan.
Horseed Media