Masuuliyiin Alshabaab ah oo Lagu dilay Jannaale

Published: March 20, 2020

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS, S/guuto; C/xamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in weerar ka dhacay nawaaxiga Jannaale lagu dilay, Muxyidiin Sheekh Cabdi (Al-anzaari) oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa Jannaale iyo Aw-dheegle.

Taliyaha wuxuu kaloo sheegay in howlgalkaas lagu dilay Laba sarkaal oo kale oo uu sheegay in ay dib ka baahin doonaan Magacyadooda.

Taliyaha oo la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in howl-galka  uu Xalay ka dhacay ka dhacay degaanno ku dhow-dhow Jannaale, halkaas oo ay u firxadeen nabad-diidku markii looga itaal roonaaday weerar qorsheysan oo Ciidanku ka fuliyeen halkaasi, waa sida uu hadalka uu u dhigay e

Wuxuu sheegay Taliyuhu in ay Shacabka kusoo wargeliyeen goobaha ay ku dhuumaalaysanayeen Al-Shabaab, haatanna ay kusii raad-joogaan haraadigooda.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *