Midowga Murashaxiinta iyo hambalyada 62-guurada aasaaskii Ciidanka Xooga Dalka

Published: April 11, 2022

Midowga Murashaxiinta wuxuu Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) ugu hambalyeynayaa munaasabadda aasaaskooda oo ku beegan 12-ka April.

Goluhu wuxuu caddeynayaa in xuska 12- ka April uu yahay maalin weyn oo ay tahay in ay ummadda Soomaaliyeed u dabbaaldegto, balse wuxuu marna aqbali karin in loo adeegsado dano siyaasadeed, sida uu horay ugu kacay Madaxweynaha xilkiisa dhammaaday oo ciidanka xoogga dalka ku weeraray madax hore, siyaasiyiin, maamullo iyo golaha intaba.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *