Midowga Musharaxiinta Oo Baaq U Diray Shirka Dhuusamareeb

Published: February 4, 2021

Midowga Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya 2021 ayaa baaq u diray shirka madaxda dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada ee ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Midowga Musharaxiinta ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku baaqay in shirka ka dhacaya Dhuusamareeb uu noqdo mid loo dhan yahay oo lagu casumo saamileyda Siyaasada iyo ururada bulshada si ay loo gaaro go’aamo wadda oggol ah.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *