Muqdisho: Dhismo Saddex Dabaq ahaa oo Dumay

Published: July 21, 2020

10 Qof ayaa laga soo badbaadiyay Guri ka kooban saddex dabaq oo ku yaala xaafadda Raqayga ee Degmada Xamar Weyne, Dadka dhismaha dumay ee  laga soo badbaadiyay ayaa 4 ka mid ah  loo qaaday caafimaad si loo baxnaaniyo.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gaaray halka ay ka socoto howlaha loogu gurmanayo guriga soo dumay, si uu ula socda shaqaalaha gurmadka deg deg ah ee Gobolka Banaadir dadaalka ay halkaasi ka wadaan.

https://www.facebook.com/GobolBanadir/videos/303615331048957/

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *