Muqdisho: Guri ku dhaw Hotel Dayax ee la weeraray oo dab qabsadey -VIDEO

Published: January 25, 2017

Guri ku dhaw Hotel Dayax oo maanta Muqdisho lagu weeraray ayaa dab qabsadey, guriga ayaa waxaa deganaa qoys, waxaana laga soo badbaadiyey Hooyo iyo caruurteed, dhanka kale dadkii xaafadda ayaa u gurmadey kuwaas oo isku dayey in ay ALbaabaha ka soo saaraan guriga iyada oo uu kor ka gubanaayo.

Hoos ka daawo Muuqaal Dalsan Radio ka soo duubay

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *