Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo magaalada Bosaso ku geeriyooday

Published: January 28, 2017

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Bosaso ku geeriyooday nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo 25 bishan Janaayo koox hubeysan ay ku dhaawaceen.

Marxuum Muuse Xaaji Faarax ayaa ka mid ahaa nabadoonada ugu caansan gobolka Bari ee Puntland-Soomaaliya, sidoo kale ahaa ganacsade.

Ma jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay dilka nabadoonka.

Weli howl galo ballaaran ayaa ka socda magaalada, iyadoo dilal qorsheysan oo loo geystay saraakiil ka tiran Puntland ay ka dhaceen magaalada

Horseed Media 2017.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *