Natiijada horudhaca ee doorashada gobolka Nugaal oo la shaaciyey

Published: July 24, 2024

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha deegaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nugaal.

Guddiga ayaa shaaciyey tirada codadka la dhiibtay ee saxan iyo kuwa xumaaday iyo sidoo kale xubnaha ay heleen xisbi Siyaasadeedyada Puntland.

Horseed Media