Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe ee Puntland oo la shaaciyay

Published: August 24, 2021

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland aya shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga fasalka siddeedaad ee Dugsiyada dhexe ee Puntland.

Kaalinta koowaad ee Imtixaanka ayay sheegtay Wasaaraddu in ay gashay Nawaal Mahad Siciid oo waxkabarata iskuulka Daaru Raxma oo ku yaala magaalada Boosaaso halka kaalmaha labaad iyo sadexaadna ay galeen Suhayb Cali Axmed iyo Maxamed Cabdiraxmaan oo labaduba dhankooda waxkabarta Boosaaso.

Hoos Ka akhriso Natiijada

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *