November 7, 2019
Horseed Staff
5 Nin oo ku eedaysnaa inay ka tirsanaayeen ururada Alshabaab iyo Daacish ee dagaalka kula jira dowladda Puntland ayaa maanta Maxkamada Ciidamada Puntland dil-toogasho ku fulisay
5ta nin ee la toogtay ayaa Magacyadiida maxkamaddu ku sheegtay Ibraahin Guudow Boorow oo 23 jir ah, Faarax Siciid Faarax oo 19 jir ah, Sheekh Cabdi Cabdulqadir Sheekh oo 22 jir ah, Shaafici Xuseen Macalin oo 19 jir ah, iyo Xasan Laamow Aadan oo 39 jir ah.
Ragan oo ciidamada amniga Puntland ay ka soo qabqabteen degaamada Puntland ayaa mudo waxay ku xirnaayeen xabsiga magaaladda Boosaaso , waxaana xukun dil ku Friday Maxkamadaha Ciidamada ee Darajadda Koowaad iyo Racfaankuba.
HORSEEDMEDIA