Qoorqoor oo labo Wasiir oo cusub kusoo daray Golihiisa Wasiiradda.

Published: April 26, 2020

Madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gollihiisa wasiirada waxaa uu ku soo daray labo wasiir oo ka dhinaa wasiiradii uu magacaabay.

Wuxuu u magacaabay Wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha c/rashiid Geelle Cilmi, halka Maxamed Cabdi maxamed uu magacaabay wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Galmudug.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *