3 May, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka 3…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka 3 May oo maanta ku beegan.
Rooble ayaa ku ammaanay saxafiyiinta Soomaaliyeed kaalinta ay kaga jiraan u adeegidda shacabka iyo siinta xogaha ay u baahan yihiin.
Waxa uu ballan qaaday in xukuumadda uu hogaamiyo ay difaaceyso xuquuqda iyo xorriyadda saxaafadda.
Horseed Media