Ra'iisul Wasaare Khayre oo kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Ahlusunna

Published: January 1, 2020

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa kulan khaas ah la qaatay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud, iyagoona ka wada hadlay xaaladda guud ee Galmudug.

Kulankooda ayey diiradda ku saareen ka wada xaajoodka dhammeystirka dhismaha Galmudug loo dhanyahay iyo sidoo kale in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo dhismaha maamulka Galmudug.

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyey waxaana halkaas howgalo isdabajoog ah kawada Ciidanka qalabka sida.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *