Published: October 4, 2020
by: Horseed Staff
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amaro kusoo rogay xubnaha xil-gaarsiinta ee golaha wasiiradda Xukuumaddii hore.
War Qoraal oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray golaha wasiirada xil-gaarsiinta inay raysal wasaaraha kala tashadaan go’aan kasta oo ay gaarayaan ama qoraal kasta oo ay soo saarayaan.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media