Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed.
Dhismaha Xarunta wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa iska kaashanaya labada Wasaaradood ee heer federal iyo heer dowlad- goboleed, waxa ayna qayb ka tahay qorshaha horumarinta Gobolladda, si loo daadajiyo shacabkana loogu dhaweeyo adeegyadda dowladda.
Horseed Media