Rooble Oo La Kulmay Beesha Caalamka

Published: May 18, 2021

Raysal wasaaraha xilgaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka.

Kulanka dhexmaray Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa looga ka wada hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo aan weli xal buuxa laga gaarin.

Shirka uu Raysal Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta isugu yeeray madaxda ayaa waxaa la filayaa in 20-ka Bishaan May uu ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoona lagu wado in heshiis looga gaaro khilaafka taagan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *