RW Rooble oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Labada Aqal ee Gobalada Waqooyi – Video

Published: February 23, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matalaya Gobollada Woqooyi ee Somaliland.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *