Sacuudiga oo duqeeyey saldhigyada Xuutiyiinta

Published: February 17, 2022

Isbaheysiga Sacuudiga ayaa sheegay in Arbacadii shalay ay 17 duqeyn oo kala duwan la beegsadeen xarumaha Kooxda Xuutiyiinta Yemen.

Sacuudiga ayaa dardar geliyey duqeynta Yemen todobaadkan, kadib markii Xuutiyiinta ay duqeyn la beegsadeen garoonka diyaaradaha ee Abha oo u dhaw xaduuda Yemen.

Duqeyntii shalay ayey sheegeen Sacuudiga inay ku burburiyeen ugu yaraan 14 gadiidka dagaalka ah oo ay leeyihiin Xuutiyiinta.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *