Safiirka dowladda federaalka Soomaaliya u fadhiya magaaladda Ankara ee xarunta wadanka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed…
Safiirka dowladda federaalka Soomaaliya u fadhiya magaaladda Ankara ee xarunta wadanka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed {Caydiid} ayaa ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyay oo la xiriiray dadkii ku dhaawacmay qarixii muqdisho 28 December ee loo qaaday Dalkaasi
Safiirka oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Ankara waxaa uu sheegay in safaraadu aysan wax shaqo ku lahayn dib u celinta dadka dhaawaca ee lagu dabiibayo cusbitaalada Turkiga
“Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkigu Shaqo kuma lahan Dib u celinta dadkii Soomaaliyeed ee Xaaladda Caafimaad ay Dawladda Turkigu usoo Qaadayā€¯. ayuu yir safiirku
Safaaradda Somaliya ee Turkiga ayaa lagu dhaliilay inay ku khasbaysa dadka dhaawaca ah ee lagu dabiibayo Cusbitaalada in dib loogu celiyo magaalada Muqdisho iyadoo aan xaaladooda caafimaad wanaagsanayn.
HORSEEDMEDIA
Asalaamu Caleykum,
Ha laga fiirsado
EEDDA JOOGTADA AH
WAXAAN LA HUBIN OO LA QORO
BEEN-ABUURKA, WAR LAGA DHIGAYO